Soo dhawoow.
Somali Welcome Text
HowardCenter waa hay’ad u adeegta deggeneyaasha Deegaanka Chittenden iyo waliba jiidaha kale ee Vermont. Waan kugu soo dhameyneynaa beesha. Waxaan annagu halkan u joognaa sidii adiga aan kuu caawin lahayn.
Waxaan bixinaa:
- Kala talainta khamriga iyo duroogada
- Adeegyada dhibaatada deg-degga ah
- Taageerada iyo la-talinta loogu talagalay carruurta, qaan-gaarka, iyo qoysaska.
- Taageero la siiyo dhammaan dadka da' kasta ah ee leh naafanimada kobaca iyo qoysaskaooda.
Waa kuwan lambarrada qaarkood ee aad u wici karto si aad u hesho caawimo:
- Khadka dhibaatada deg-degga ah ee u furan 24-Hour looguna talagalay dadka qaangaarka ah: 802.488.6400.Waxaad la hadli doontaa shaqaale afka Ingiriisiga ku hadla oo kuu heli kara adeegyada turjumaadda iyada oo loo maro taleefanka.
- Khadka dhibaatada deg-degga ee loogu talagalay carruurta iyo qoysaska: 802.488.7777. Waxaad la hadli doontaa shaqaale afka Ingiriisiga ku hadla oo kuu heli kara adeegyada turjumaadda iyada oo loo maro taleefanka.
- Adeegyada Caafimaadka Dhimirka iyo Si-Xun-ula-Dhaqanka walaxda ee loogu talagalay Dadka Qaangaarka ah: 802.488.6200. Waxaad la hadli doontaa shaqaale afka Ingiriisiga ku hadla oo kuu heli kara adeegyada turjumaadda iyada oo loo maro taleefanka.
- Adeegyada, Dhallinta iyo Qoyska: 802.488.6600. Waxaad la hadli doontaa shaqaale afka Ingiriisiga ku hadla oo kuu heli kara adeegyada turjumaadda iyada oo loo maro taleefanka.
- Adeegyada Kobaca: 802.488.6500. Waxaad la hadli doontaa shaqaale afka Ingiriisiga ku hadla oo kuu heli kara adeegyada turjumaadda iyada oo loo maro taleefanka.
Barnaamijka Dib u dajinta qaxootiga Vermont: 802.655.1963. Waxaad la hadli kartaa qof ku hadla luqaddaada oo adiga kaa caawin kara marin inaad u hesho adeegyada HowardCenter.
Xarunta Caafimaadka Beesha ee Burlington: 802.864.6309. Waxaad la hadli kartaa qof ku hadla luqaddaada oo adiga kaa caawin kara marin inaad u hesho adeegyada HowardCenter.
Can’t find what you are looking for?
Email us with your question.
Sign up for the HowardCenter e-newsletter: